dadku way ku kala duwan



 








Dadku waa kala duwan yihiin..

Qalbigodane  wuu kala duwan yahay..

Waxaa jira kuwa qalbiga ula dhaqma sida qalbi

Waxaa jira kuwa qalbigaaga u qaata sida dahab. 💍👑

Waxaa jira qof kuu arka in aad  qaawantahay.❤️‍🔥💔

Waxaana jira kuwa kuu arka in aad qiimo ugu fadhido.. 💝♦️

Waxaa jira kuwa ilmadaada milix iyo biyo uun u arkaya.. 💭😢

Waxaana jira kuwa ilmadaada u arka masiibo dabiici ah😱😌

Waxaa jira qof aad gabaad ka dhigato...

Waxaa jira qof ku siinaya waxa ugu fiican sababtoo ah waxaad tahay adduunkiisa.🌎

Oo waxaa jira qof aan ula jeedin inuu noolaado la aantada

Waxaa jira kuwo is-hortaaga qorraxda si aan ololkeedu kuu gubin 

Waxaana jira kuwo aan fallaadh Qoraxda kala  baqayn!! 😘😍

Maanhuriye.blogspot

Waxa hankeenu yahay isku xidhida ka dhexeeya bulshada inaynu soo dhawayno

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post