Geraaaro


 Rajadu raasaamaalka nolosha weeyi

Rabitaanka nafta riyadeeda weeyi

Rukunka raaxada lagu rarto weeui

Rafaad baa ku raran wax aad ragaatidba runtii marbaad

Raaxadeeda rarataa roobaanteeda naftu raali ku noqotaa

Rabi ruuxda haduu daayo

 

Maanhuriye.blogspot

Waxa hankeenu yahay isku xidhida ka dhexeeya bulshada inaynu soo dhawayno

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post