qiyaamaha iyo xasuusintisa

 ➢ 


ليوم عطيم 

. يوم ترونها تذهل كل مرضعة عما أرضعت وتضع كل ذات حمل حملها وتري التاس سكاري وما هم بسكاري

I. Xasuuso Maalin ay dadku arkayaan iyagoo ay hilmaamtay hooyadii nuujinaysay waxa 

ay nuujinaysey .

 Xasuuso maalin Hooyo kasta oo uur lihi ay dhigayso waxay siday 

 Xasuuso maalin Aad arkayso dadkoo wareersan ma wareersano lkin cadaabka ilaahay ayaa 

daran .

يوما يجعل الولدان شيبا

 Xasuuso Maalin ilmaha yari uu noqonayo mid ciraysan .

. يوم يفر المرا من اخيه

 Xasuuso Maalin uu kacaraarayo qofku walalkii hooyadii aabihii iyo zowjadisa .

يوم يكون الناس كالفراش المبثوث

 Xasuuso Maalin ay dadku noqonayaan ayax lafaafiyay .

يوم تبيض وجوه وتسود وجوه 

 Xasuuso maalin ay wajiyo iftiimayaan waji kalana ay madoobaanayaan .

يوم يتذكر اإلنسان ما سعي

 Xasuuso Maalin uu insaanku xasuus u gali doono wixi uu shaqaystay .

يوم يصدر الناس أشتاتا ليرو اعمالهم

 Xasuuso Maalin dadku ay soo baxayaan si ay u arkaan acmaashoodii .

يوم ال ينفع مال وال بنون

 Xasuuso Maalin aysan wax tarayn maal iyo caruur .

 Asxaabey rabbi ayaa noosheegaya xaqiiqada aduunkan iskadaa is hilmaansiinta aakhiro way 

dhawdahy nololna waa mida danbe oo ah aakhiro 

. واآلخرة خير وأبقي

Maanhuriye.blogspot

Waxa hankeenu yahay isku xidhida ka dhexeeya bulshada inaynu soo dhawayno

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post