wax yaabo ku saabsan Cilmi nafsi



  1.  Cilmi-nafsiga wuxuu  Dhahaaa  Adigoo iska dhigaya inaad faraxsan tahay  Hadana  Aad  xanuun dareemayso Iyo Murugo Iyo Diiiq.Waxeey a tusaale u Tahay  sida aad u xoog badan tahay qof ahaan(strong person).
  2. Cilmi-nafsiga wuxuu Dhahaa" Nolosha gabadh kasta, waxa jira wiil aanay waligeed ay  iloobi Doonin "
  3. Culumada Ku Takhasustay Cilmi-nafsigu waxeey Dhahaaan : Runtii uma baahnid qof  adi ku dhammaystira.  Waxa kaliya ee  aad u baahan tahay waa  qof si buuxda kuu aqbala.


Maanhuriye.blogspot

Waxa hankeenu yahay isku xidhida ka dhexeeya bulshada inaynu soo dhawayno

2 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post