Cid ku danaynaysa ma jirto ilaa aad guulaysato. Markaa dadaal si aad nolosha guul uga gaadho
💛🤍
Qof dartii muuqaalkaada ha u qurxin, maxaa yeelay dhammaateen kuwa caadi ah ayaynu nahay marka loo eego dadka aan aqoonin, kuwa kibir badan ayaynu nahay marka loo eego kuwa ina neceb, kuwa wanaagsan ayaynu nahay marka loo eego kuwa ina yaqaana, dad cajiib ahnu. nahay marka loo eego kuwa ina jecel.
💛🤍
Ha noqon;sida kuwa lacagta lacagta leh u hadyeeya, qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadeeyeen dharkay soo isticmaaleen(iyo raqiis ah.
💛🤍
Dadka waxaa muhiim u ah muuqaalkaaga iyo maalkaaga, Ruuxdaada kaliya ee doonaya ee raadinaysaa waa Malakul-mawt.
💛🤍
Haku faanin qaab' jirkaaga;sababtoo ah adi maanad samaysan. Haku faanin nasabkaaga;sababtoo ah adigu maanad dooran. Ku faan AKHLAAQDAADA sababtoo ah adiga ayaa sameystay.
💛🤍
Nibal dadka qalbii waxa baddala waqtiga ilaa qalbiga hooyada mooyee,qalbigeedu waa janno marwalba.
💛🤍
"Waxaad ahaanaysaa mid xalaal ah oo wareersan ilaa aad salaadda tukato"
💛🤍
Haddaad 99'mar wax saxdo ood mar qalad gasho;dadku waxaad xaq u leedahay qarinayaan oo ka tagayaan,qaladkaagana way xidhayaan. --HA U BIXIN.
